Waxgarad
Wargeys Bille ah. Weli aadanaha ma soo marin xilli ay ka war iyo xog badnaayeen, haddana way yar tahay dheefta laga helo. In kasta oo aynu nool nahay xilli uu adduunku la fatahay daad war iyo wacaal ah, weli waxaa taagan oonkii loo qabey xog lagu kalsoonaan karo, taas oo buuxin karta booskii warka marka ay Soomaalidu lahayd: war la helaa, talo la helaa. Waxaa adag in la helo war la rumayso iyo xog lagu kalsoonaado. Duufaankan dadku waxay uga jawaabeen labo siyaabood: kuwo dhegaha furaystay si ay uga badbaadaan, laakiin dheef badani ku dhaaftay, iyo kuwo dhex dabaashay oo ay hadba dhan u tuurto, wax badanna aan ka dheefin. Wargeyskan yoolkiisu waa inaan ka gudubno wararka kor-ka-xaadiska ah, oo aan farta saarno halka ay salka ku hayaan, lafogurnana waxa ka dambeeya. Waxa uu ku dedaali doonaa soogudbinta xog waxtar leh oo miisaaman, kuna saabaan mawduucyo kala duwan oo dhan kasta taabanaya. Waxaan ku dedaalaynaa in aan in yar oo saafi ah haamaha innoogu dhurno. Waxgarad waa mashruuc iskaa-wax-uqabso ah, ayna qabanqaabisay Garanuug, kaas oo beddelaya qoraalladii iyo sheekooyinkii ku soo bixi jirey bogga oo aad hadda ka dib halkan kala socon doontaan. Tirsigan koowaad waa tijaabo ka kooban qoraallo gaar loogu diyaariyey iyo kuwo diyaaraanaa oo la soo uruuriyey. Bishii hal mar ayaa uu soo bixi doonaa- haddii Alle idmo. Waxa uu ka koobnaan doonaa qoraallo, warbixinno, iyo faallooyin laga soo xigtay warbaahinta caalamka, kuwo laga soo xigtay warbaahinta Soomaalida, iyo kuwo asal ahba. Waxa uu kambal u yahay cid kasta oo ku hawllan wanaagga Soomaalida. Waa madal lagu lafo guri doono arrimaha danta u ah ummadda Soomaaliyeed. Qoraallada, talooyinka iyo tusaaleyaasha, iyo farriimahaba waxaa lagu soo gudbin karaa wargeys@waxgarad.org. Qoraallada wargeyskan waxaa lagala socon karaa bogga internetka: Xogogaal ahow, waxgarad ahow.
7-day free trial · no credit card
Verified contacts
1
available on Kipplo
LinkedIn employees
1
1 to 10 range
Open roles
—
no listings
Distinct roles
1
indexed titles
Tech stack
1
tools in use
Monthly traffic
—
organic / mo
Sign up free to see all 1 verified contacts at Waxgarad
Free for 7 days · 50 credits · no card · only pay for verified records.
Decision-makers and verified team members
1 contacts with verified email or phone · masked until revealed.
No verified contacts on record for this company yet.
Top roles at Waxgarad
1 distinct titles indexed · top 1 shown.
- 1account manager
Sign up to unlock all 1 contacts at Waxgarad
Free for 7 days · 50 credits · no card · only pay for verified records.
Sign up to reveal 1 verified contacts at Waxgarad
7-day trial · no credit card · cancel anytime · only pay for verified records.
Trusted by sales, marketing, and GTM engineering teams.